Qeexid

"ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool leh oo caanaha iwm lagu shubto."

Qeexid Xigta

Xaashi si gaar ah loo habeeyey oo cid la siiyo si uu banki lacag uga qaato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine