Qeexid
"(fiis.) Daraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum)."
"(fiis.) Daraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum)."
Wadaag:
(-nno, m.dh) (fiis.) Filiq sanaanta kaahinta birlabdanabeed sida, muuqaalka midabeed ee ka dhasha kala xaydka dhudo ileys ee soo dhexmara birisam.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Midabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso leh oo ku samaysma daruurta marka uu roob da'ayo; qaansaroobaad.
m.dh
Wadaag:
(baay.) Laan ka mid ah cilmiga bayoolojiga oo ku shuqul leh barashada hiddaha iyo kala duwanaanshaha.
m.dh
Wadaag:
hiddo-barasho tirada dadka m.l (baay.) Barashada filiqsanaanta, dhaxlidda, kala duwananshaha koox noole ah oo isku sinji ah.
Wadaag:
hiddo-barasho tirada dadka m.l (baay.) Barashada filiqsanaanta, dhaxlidda, kala duwananshaha koox noole ah oo isku sinji ah.
Wadaag:
Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi.
ld baroordiiqid.
m.f.dh
Wadaag: