Qeexid
"(-gyo ..., m.dh) (fiis.) Qalab loo isticmaalo soo saaridda iyo saafidda ayoonno neef ah iyadoo la fiirinayo saamiga ay isuyihiin saldanabka ayoonnada iyo cufkoodu."
"(-gyo ..., m.dh) (fiis.) Qalab loo isticmaalo soo saaridda iyo saafidda ayoonno neef ah iyadoo la fiirinayo saamiga ay isuyihiin saldanabka ayoonnada iyo cufkoodu."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Midabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso leh oo ku samaysma daruurta marka uu roob da'ayo; qaansaroobaad.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) (fiis.) Filiq sanaanta kaahinta birlabdanabeed sida, muuqaalka midabeed ee ka dhasha kala xaydka dhudo ileys ee soo dhexmara birisam.
m.dh
Wadaag:
ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool leh oo caanaha iwm lagu shubto.
Xaashi si gaar ah loo habeeyey oo cid la siiyo si uu banki lacag uga qaato.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Daraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum).
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Tooxda tamar birlabdanabeedka ee si taxan ugu habaysan kororka ama yaraanta hirbaaca ama rakaadka.
m.dh
Wadaag:
Timaxiir; jeego xiiridda.
(- rro, m.dh) Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.
m.l
Wadaag:
Dhabar dhabar u dabbaalasho.
Caano jiif ku cabbid.
f.mg2
-geeyay, -gaysay
Wadaag: