Qeexid
"Timaxiir; jeego xiiridda."
Qeexid Xigta
(- rro, m.dh) Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.
"Timaxiir; jeego xiiridda."
(- rro, m.dh) Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.
Wadaag:
(-nno, m.dh) (fiis.) Filiq sanaanta kaahinta birlabdanabeed sida, muuqaalka midabeed ee ka dhasha kala xaydka dhudo ileys ee soo dhexmara birisam.
m.dh
Wadaag:
ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool leh oo caanaha iwm lagu shubto.
Xaashi si gaar ah loo habeeyey oo cid la siiyo si uu banki lacag uga qaato.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Midabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso leh oo ku samaysma daruurta marka uu roob da'ayo; qaansaroobaad.
m.dh
Wadaag:
(-ro, m.l) Meel sare oo ciriiri ah oo fuuliddeedu dhib tahay.
m.dh
Wadaag:
Dhabar dhabar u dabbaalasho.
Caano jiif ku cabbid.
f.mg2
-geeyay, -gaysay
Wadaag:
(-gyo ..., m.dh) (fiis.) Qalab loo isticmaalo soo saaridda iyo saafidda ayoonno neef ah iyadoo la fiirinayo saamiga ay isuyihiin saldanabka ayoonnada iyo cufkoodu.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Daraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum).
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Tooxda tamar birlabdanabeedka ee si taxan ugu habaysan kororka ama yaraanta hirbaaca ama rakaadka.
m.dh
Wadaag: