Qeexid
"U j.: wax u jeel qabid; wax xiisayn."
Qeexid Xigta
U j.: xoolo si aad ah dhanaan u rabid.
[-eelay, -eeshay]
jeel2 elay
jeel2 eshay
f.mg1"U j.: wax u jeel qabid; wax xiisayn."
U j.: xoolo si aad ah dhanaan u rabid.
Wadaag:
Wixii dhab loo jecelyahay, araggooda ama maqalkooda ama dhadhankooda, iwm, u bogidda, jamaadda iyo macaanka laga helo.
Dareen rabitaan oo ku abuurma xoolaha marka ay waayaan dhanaan.
(-lal, m.dh) Meesha dadka dembiga gala lagu xiro; xabsi.
m.l
Wadaag:
(baay.) Shaabuug qaab dherer yar leh ilaa 150 maykaroon/m. oo laga helo oogaada unugyada qaarkood, gaar ahan unugyada taranka ee socda. Tusaale ahaan isbeermatosowa, bakteeriya iyo qaar ka mid ah borotosowa.
m.l
Wadaag:
U j.: jeel hayo; jeel qabo.
Xoolo wax jeel hayo ahaan-sho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Sii j.: cid dhabarka xijin.
Soo j.: habeen hurdo ka tegid (cid).
U j.: muuqaal il ku hayn. 4. U j.: meel aadid. 5. Ula j.: fal ama hadal ujeeddo gaar ah ka lahaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool leh oo caanaha iwm lagu shubto.
Xaashi si gaar ah loo habeeyey oo cid la siiyo si uu banki lacag uga qaato.
m.l
Wadaag:
Jeel ka bi'in.
Xoolo dhanaan ku filan siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax jeelka bi'iya.
J. ah: xoolo dhanaan ku filan cunay.
ld jeelbixid.
m.l
Wadaag:
Jeelgooyn; xiisadhicid.
Xoolo dha-naan ku filan helid.
f.mg1
Wadaag:
Wax si tartiib ah u goyn.
Ka j.: wax, wax kale iyadoo inta dheeriga ah laga jarayo la ekeysiin.
Ka j.: cid dembi ay gashay ka gudid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: