Qeexid
"U j.: jeel hayo; jeel qabo."
Qeexid Xigta
Xoolo wax jeel hayo ahaan-sho.
[-naa, -nayd]
jeellan aa
jeellan ayd
f.mg4"U j.: jeel hayo; jeel qabo."
Xoolo wax jeel hayo ahaan-sho.
Wadaag:
Qof wax u dhega nugul ahaansho.
Qof wax u diyaar ah ahaansho. ld heelloon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
U j.: wax u jeel qabid; wax xiisayn.
U j.: xoolo si aad ah dhanaan u rabid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Wixii dhab loo jecelyahay, araggooda ama maqalkooda ama dhadhankooda, iwm, u bogidda, jamaadda iyo macaanka laga helo.
Dareen rabitaan oo ku abuurma xoolaha marka ay waayaan dhanaan.
(-lal, m.dh) Meesha dadka dembiga gala lagu xiro; xabsi.
m.l
Wadaag:
Wax qiyaas lagu gooyey ahaansho.
Ku j.: wax, wax kale lala ekeysiiyey ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Cabbitaan la siiyo qof aad u xanuunsan oo aan cunto qaadan karin.
m.l
Wadaag:
eeg heellan. ld heellanaansho, helloonaan, helloonaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax jeelka bi'iya.
J. ah: xoolo dhanaan ku filan cunay.
ld jeelbixid.
m.l
Wadaag:
Jeelgooyn; xiisadhicid.
Xoolo dha-naan ku filan helid.
f.mg1
Wadaag:
Jeel ka bi'in.
Xoolo dhanaan ku filan siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: