Qeexid
"Jeeni."
Qeexid Xigta
Libaax dad cun ah.
"Jeeni."
Libaax dad cun ah.
Wadaag:
(-iyo, m.l/dh) Labada lugood ee xayawaanka afar addinlaha ee hore middood.
m.l
Wadaag:
Qarqar ka ridashada maro, suun iwm iyadoo labadiisa dacal si iswaydaar ah laysugu xirayo kilkilada hoostooda.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xanuun xummad iyo qufac leh oo inta badan hargab xumaaday reebo; oofwareen.
m.l
Wadaag:
Dib ama dhinac wejiga ama oogada u duwid.
U j.: wax mudnaanta koowaad siin. ld jeeso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Cabbitaan la siiyo qof aad u xanuunsan oo aan cunto qaadan karin.
m.l
Wadaag:
eeg jeenso. ld jeensad, jeensi, jeesad, jeesasho, jeesi.
m.dh
Wadaag:
Jeenanboob ah; qof sakaraadaya oo jeenanka aad u qaata jeenani f.g2 Qof aad u xanuunsan cabbitaan siin.
m.l
-iyay, -isay
Wadaag: