Qeexid
"Qarqar ka ridashada maro, suun iwm iyadoo labadiisa dacal si iswaydaar ah laysugu xirayo kilkilada hoostooda."
"Qarqar ka ridashada maro, suun iwm iyadoo labadiisa dacal si iswaydaar ah laysugu xirayo kilkilada hoostooda."
Wadaag:
(-iyo, m.l/dh) Labada lugood ee xayawaanka afar addinlaha ee hore middood.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xanuun xummad iyo qufac leh oo inta badan hargab xumaaday reebo; oofwareen.
m.l
Wadaag:
Cabbitaan la siiyo qof aad u xanuunsan oo aan cunto qaadan karin.
m.l
Wadaag:
Dib ama dhinac wejiga ama oogada u duwid.
U j.: wax mudnaanta koowaad siin. ld jeeso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg jeenso. ld jeensad, jeensi, jeesad, jeesasho, jeesi.
m.dh
Wadaag:
Jeenanboob ah; qof sakaraadaya oo jeenanka aad u qaata jeenani f.g2 Qof aad u xanuunsan cabbitaan siin.
m.l
-iyay, -isay
Wadaag: