Qeexid

"Goor; Waqti; Ammin."

Qeexid Xigta

J.ma: goorma?

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jeer oo kali ah:
  • Xarakada Al-shabaab ayaa dhowr jeer oo hore beenisay eedeymaha ay Kenya u soo jeedisay, waxaana ay sheegtay inay dagaalka wadayso tan iyo inta ay askarta Kenya ku sugan yihiin gudaha Soomaaliya.
  • Gudomiyaha Barlamanka ayaa kadib amar ku baxshay in qoraalka la akhriyo isla markaana la dhageysto iyada oo aysan jirin xildhibaano ka baxey golaha balse ay jireen kuwa ku guuxayey in go'aanka Gudoomiyaha dhinac u janjeero.