Qeexid
"Xoolo jeeraaro samayn."
[-iyay, -isay]
jeeraar yay
jeeraar say
f.g2"Xoolo jeeraaro samayn."
Wadaag:
Orod wareeg ah oo farxadi ku jirto oo xooluhu sameeyaan. ld jeerarin.
m.dh
Wadaag:
Wax kala durgin. ld firaari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
seeraari lg2 Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan muuqan ugu dhacaan, wax dheer oo soke dusha ka marin.
-iyay, -isay
Wadaag:
Neef xoolo ah xirid si uu u daaqo, una fogaan.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(bot.) Geed faalala oo leh xidido laga sameeyo xargaha adag sida dawliska iwm.
m.l
Wadaag:
Nooc bariiska ka mid ah oo ka baxa waddanka Barma.
Meel dhir dhaadheer oo badan leh.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor lahayn, lugo gaagaaban oo ku nool webiyada Afrika.
m.dh
Wadaag:
Nooc libaax badeedka ka mid ah oo la cuno.
Maqal yaryar oo loo kobciyo in la qasho.
Nooc ka mid ah garbasaaraha haweenka oo khafiif ah.
m.l
Wadaag:
Noole aad u yar, ili-maqabatay ah oo cudurrada keena.
m.l.u
Wadaag: