Qeexid
"jeermitir."
"jeermitir."
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Daawo jeermiga lagu dabar gooyo.
m.l
Wadaag:
Noole aad u yar, ili-maqabatay ah oo cudurrada keena.
m.l.u
Wadaag:
jeermiga xiidmaha m.l (baay.) Baktiiriya caadi ahaan ku jira xiidmaha, qaarkood waxay sameeyaan fitamiin k (vit. K). Waxay ka hortagaan cudurrada baktiiriyada cudurwaddada ah oo aasidh badan ayey meesha ku sameeyaan si jeermiga kale ugu dhinto.
Wadaag:
(daaw.) Hab looga tirtiro jeermiska qalab sida: dhar ama biro ayadoo la isticmaalayo jeermidileyaal.
(fiis.) Kul, qiiqbiyood (oomaar), ama reeys iyo kuwo kiimikaad.
m.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (daaw.) Walax kiimikeed oo disha ama reebta koritaanka bagtiiriyada iyo jeermiyada kale ee cudurrada keena isla markaasna aan sun ahayn oo aan wax u dhimeyn jirka, afka, nabarrada iwm.
m.l
Wadaag:
(daaw.) eeg caabuqtire.
(daaw.) Daawo disha ama dhaqda jeermiyada waxaana loo isticmaalaa in lagu nadiifiyo qalabka qalliinka iyo qalab kaleba.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor lahayn, lugo gaagaaban oo ku nool webiyada Afrika.
m.dh
Wadaag:
Nooc libaax badeedka ka mid ah oo la cuno.
Maqal yaryar oo loo kobciyo in la qasho.
Nooc ka mid ah garbasaaraha haweenka oo khafiif ah.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geedgaab qodax qaroofan, miro kuwa mooska u eg leh oo iniinahooda la cuno, xabag macaanna leh.
m.l
Wadaag:
Orod wareeg ah oo farxadi ku jirto oo xooluhu sameeyaan. ld jeerarin.
m.dh
Wadaag: