Qeexid

"(-sas, m.l) Qoys meel gooni ah deggan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jees oo kali ah:
  • HOL: Waxaa jirta adiga iyo Cadde Muse in aad siyaasad ahaan aad isugu dhaweydeen, maxaa keenay hadda in aad siyaasiyan ka soo horjeesatid ama aad kalsoonidii aad u qabtay kala noqotid?
  • .Dowladdu waxay ka shaqaynaysaa midaynta iyo xallinta khilaafaadka shacabka ku dhaqan gobolka Mudug, si meel looga soo wada jeesado wax ka qabashada ciddii wax u dhimaysa amniga gobolka.