Qeexid
"Hadal kibir iyo digasho ku jirto cid u jeedin."
[-say, -stay]
jeesjees2 ay
jeesjees2 tay
f.mg1"Hadal kibir iyo digasho ku jirto cid u jeedin."
Wadaag:
Hadal si kibir ah loo yiraahdo oo cid lagu xumaynaayo; kajan; likaaco.
ld jeesjeesid.
m.l
Wadaag:
Sii j.: cid dhabarka xijin.
Soo j.: habeen hurdo ka tegid (cid).
U j.: muuqaal il ku hayn. 4. U j.: meel aadid. 5. Ula j.: fal ama hadal ujeeddo gaar ah ka lahaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool leh oo caanaha iwm lagu shubto.
Xaashi si gaar ah loo habeeyey oo cid la siiyo si uu banki lacag uga qaato.
m.l
Wadaag: