Qeexid
"Meel godan oo biyo mareen ah. ld jeex1 (2)."
"Meel godan oo biyo mareen ah. ld jeex1 (2)."
Wadaag:
Wax cad ka dillaacsasho (maro, qare, maqaar iwm).
f.g3
-xday, -xatay
Wadaag:
Wax la kala dillaacshay qayb ka mid ah.
ld jeexo. Biyo mareen dhuuban.
m.l
Wadaag:
Dabayl dhacda oo cirka u kacda.
Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan.
Qallooc gala kurus geel.
m.dh
Wadaag:
Meel dillaacsan.
Meel godan oo dhulka ka hoosaysa.
Meel dillaacsan oo dhulka ku taal oo ay biyuhu maraan.
m.dh
Wadaag:
ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool leh oo caanaha iwm lagu shubto.
Xaashi si gaar ah loo habeeyey oo cid la siiyo si uu banki lacag uga qaato.
m.l
Wadaag:
Sii j.: cid dhabarka xijin.
Soo j.: habeen hurdo ka tegid (cid).
U j.: muuqaal il ku hayn. 4. U j.: meel aadid. 5. Ula j.: fal ama hadal ujeeddo gaar ah ka lahaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
U j.: wax u jeel qabid; wax xiisayn.
U j.: xoolo si aad ah dhanaan u rabid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
(-iyo, m.l/dh) Labada lugood ee xayawaanka afar addinlaha ee hore middood.
m.l
Wadaag: