Qeexid
"ld jildiso."
[-stay, -satay]
jeldis tay
jeldis atay
f.mg3"ld jildiso."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Halaq weyn, u eg abeesada oo waxa ay ugaarsanayso isku duubta kaddibna burburisa. ld jebis2.
m.dh
Wadaag:
(-lal, m.l) (fiis.) Heehaab layofilik ah oo caadi ahaan deggan laakiin lagu khasbi karo, marka uu ku suganyahay xaalado gaar ah, inuu qayb xinijiroobo.
m.l
Wadaag:
Abaal marinta uu ka mutaysto qof fal uu sameeyey. ld jisad.
m.dh
Wadaag: