Qeexid
"Buug, kitaab iwm jeldi u samayn."
Qeexid Kale
Badar kala saarid. ld jillad.
Qeexid Xigta
Maqaar il, kor u rogid.
[-day, -dday]
jelled ay
jelled day
f.g1"Buug, kitaab iwm jeldi u samayn."
Badar kala saarid. ld jillad.
Maqaar il, kor u rogid.
Wadaag:
(-do, m.l) Weel caw laga falkiyo oo midabyo badan loo yeelo oo suuqyada looga adeegto; dambiil. ld sallad2.
m.dh
Wadaag:
(-lal, m.l) (fiis.) Heehaab layofilik ah oo caadi ahaan deggan laakiin lagu khasbi karo, marka uu ku suganyahay xaalado gaar ah, inuu qayb xinijiroobo.
m.l
Wadaag:
Sii j.: cid dhabarka xijin.
Soo j.: habeen hurdo ka tegid (cid).
U j.: muuqaal il ku hayn. 4. U j.: meel aadid. 5. Ula j.: fal ama hadal ujeeddo gaar ah ka lahaan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: