Qeexid

"Reen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jibaad oo kali ah:
  • G/Sare Cali Siciid ayaa wacad ku maray in ay tallaabo adag ka qaadi doonaan Askarigii lagu arko isagoo wax dhacaya ama gaadiid wax ka qaadanaya, wuxuuna u jeediyay Ciidamada Booliska in ay gutaan waajibaadka loo xil saaray.
  • Afhayeenka Madaxweynaha Xuseen Xuubsireed ayaa sheegay in Madaxweynaha kula dardaarmay Safiirka cusub sidii uga soo bixi lahaa waajibaadka qaran iyo xiriirinta Dowladda Soomaaliya iyo Iiraan.