Qeexid
"Reen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran."
"Reen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran."
Wadaag:
Meel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca.
ld jibaaxid. Maridda xoog lagu maro meel jiq ah ama lagu badanyahay.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibbaaran ah.
Ded dhismo dhagax ah korka laga saaro.
m.l
Wadaag:
Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Dhul dhowr jibaal u qaybin.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
ld qaad 1. Geed caleentiisa, laamahiisa curdanka ah iyo diirkiisa la calashado oo lagu marqaamo.
Nooc.
Kala j.: kala duwan.
m.l
Wadaag:
Duco loola jeedo in qof naftu dhibayso adduun ama aakhiro mid uu u dhaco.
m.l
Wadaag:
Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho.
Hadiyad la siiyo qof madax ah.
m.dh
Wadaag:
Dhawaaq dheer oo geelu sameeyo marka la xanuujiyo.
Calaacal, cataw (qof).
ld cabaadid.
m.l
Wadaag:
(dii.) Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad1.
m.l
Wadaag:
Cayayaan yaryar, duula, cadaad-ka fuula oo xilliga kaliisha qayliya.
m.l
Wadaag: