Qeexid
"Xoog u reemid; aad u taahid."
[-day, -dday]
jibaad2 ay
jibaad2 day
f.mg1"Xoog u reemid; aad u taahid."
Wadaag:
Reen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran.
m.l
Wadaag:
Meel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca.
ld jibaaxid. Maridda xoog lagu maro meel jiq ah ama lagu badanyahay.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibbaaran ah.
Ded dhismo dhagax ah korka laga saaro.
m.l
Wadaag:
Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Dhul dhowr jibaal u qaybin.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Qaad cunid.
Ku j.: cid shaqo u xilsaarid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Duco loola jeedo in qof naftu dhibayso adduun ama aakhiro mid uu u dhaco.
m.l
Wadaag:
Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Ku a.: muddodheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid.
Duugoobid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Neef geel ah oo la xanujin si uu cabaad u sameeyo.
Calaacalid, catawid (qof).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Cayayaan yaryar, duula, cadaad-ka fuula oo xilliga kaliisha qayliya.
m.l
Wadaag: