Qeexid
"Dhul dhowr jibaal u qaybin."
[-leeyay, -leysay]
jibaale eeyay
jibaale eysay
f.g2"Dhul dhowr jibaal u qaybin."
Wadaag:
Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibbaaran ah.
Ded dhismo dhagax ah korka laga saaro.
m.l
Wadaag:
Meel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Reen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran.
m.l
Wadaag:
Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca.
ld jibaaxid. Maridda xoog lagu maro meel jiq ah ama lagu badanyahay.
m.l
Wadaag:
Cid dhibaato u gaysasho.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Maad iyo wax lagu qoslo samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Wadaan biyo ka buuxin.
Abaabulid (cayaar).
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Dhabaale ku dhufasho.
Gubaabin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Tiro xisaabeed isku darid.
Badeeco jimlo u gadasho. ld jamlee, jumlee.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag: