Qeexid
"Meel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid."
[-xay, -xday]
jibaax2 ay
jibaax2 day
f.g1"Meel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid."
Wadaag:
Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca.
ld jibaaxid. Maridda xoog lagu maro meel jiq ah ama lagu badanyahay.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibbaaran ah.
Ded dhismo dhagax ah korka laga saaro.
m.l
Wadaag:
Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Reen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran.
m.l
Wadaag:
Dhul dhowr jibaal u qaybin.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Cayayaan yaryar, duula, cadaad-ka fuula oo xilliga kaliisha qayliya.
m.l
Wadaag:
Duco loola jeedo in qof naftu dhibayso adduun ama aakhiro mid uu u dhaco.
m.l
Wadaag:
Tiro, tiro kale ku xooggan oo sheegeysa inta jeer ee tirada lagu xoogganyahay layskudhufanayo.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Xarig dheer, dhuuban oo lagu sameeyo rarada, kebdaha iwm.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) (xis.) Tiro lagu qoro dusha sare ee midig ee tiro ama doorsoome oo ku sinaysa inta jeer ee tiradaasi laysku dhufanaayo.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -nixi) U j.: dareen raxmad leh cid u hayn.
f.mg1
Wadaag: