Qeexid
ld jibaggaarid.
ld jibaggaarid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ka j.: arrin ama hawl ka gun gaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld jibaggaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) (xis.) Tiro lagu qoro dusha sare ee midig ee tiro ama doorsoome oo ku sinaysa inta jeer ee tiradaasi laysku dhufanaayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Tiro, tiro kale ku xooggan oo sheegeysa inta jeer ee tirada lagu xoogganyahay layskudhufanayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Xarig dheer, dhuuban oo lagu sameeyo rarada, kebdaha iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld agagaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibbaaran ah.
Qeexid Xigta: Ded dhismo dhagax ah korka laga saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca.
Qeexid Xigta: ld jibaaxid. Maridda xoog lagu maro meel jiq ah ama lagu badanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Meel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Muran lagu diido xaqiiqo jirta; asaraar; canaad.
Qeexid Xigta: (-rro, m.dh) Baratan huuriyo lagu tartamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xaqiiq jirta ka murmid.
Qeexid Xigta: Ku j.: Qof inuu wax sameeyo ku khasbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jasaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Xoog u reemid; aad u taahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Reen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Duco loola jeedo in qof naftu dhibayso adduun ama aakhiro mid uu u dhaco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Dhul dhowr jibaal u qaybin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jibaad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Arrin ama hawl xaqiiqdeeda ka lib keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld jibaax1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]