Qeexid
"Ka j.: arrin ama hawl ka gun gaarid."
[-ray, -rtay]
jibaggaar2 ay
jibaggaar2 tay
f.mg1"Ka j.: arrin ama hawl ka gun gaarid."
Wadaag:
Tiro, tiro kale ku xooggan oo sheegeysa inta jeer ee tirada lagu xoogganyahay layskudhufanayo.
m.l
Wadaag:
Xaqiiq jirta ka murmid.
Ku j.: Qof inuu wax sameeyo ku khasbid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca.
ld jibaaxid. Maridda xoog lagu maro meel jiq ah ama lagu badanyahay.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibbaaran ah.
Ded dhismo dhagax ah korka laga saaro.
m.l
Wadaag:
Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Reen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran.
m.l
Wadaag:
Meel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Duco loola jeedo in qof naftu dhibayso adduun ama aakhiro mid uu u dhaco.
m.l
Wadaag:
Dhul dhowr jibaal u qaybin.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Arrin ama hawl xaqiiqdeeda ka lib keenid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag: