Qeexid
"Arrin ama hawl xaqiiqdeeda ka lib keenid."
[-nay, -ntay]
jibakeen2 ay
jibakeen2 tay
f.mg1"Arrin ama hawl xaqiiqdeeda ka lib keenid."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Gabadh dadku sharaysto oo markay dhalanayso qaarka dambe soo hormariya.
m.dh
Wadaag:
Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid.
Cid wax u dhiibid.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
Meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca.
ld jibaaxid. Maridda xoog lagu maro meel jiq ah ama lagu badanyahay.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibbaaran ah.
Ded dhismo dhagax ah korka laga saaro.
m.l
Wadaag:
Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Reen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran.
m.l
Wadaag:
Meel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Dhul dhowr jibaal u qaybin.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Ka j.: arrin ama hawl ka gun gaarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: