Qeexid
"Tiro, tiro kale ku xooggan oo sheegeysa inta jeer ee tirada lagu xoogganyahay layskudhufanayo."
"Tiro, tiro kale ku xooggan oo sheegeysa inta jeer ee tirada lagu xoogganyahay layskudhufanayo."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Xarig dheer, dhuuban oo lagu sameeyo rarada, kebdaha iwm.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) (xis.) Tiro lagu qoro dusha sare ee midig ee tiro ama doorsoome oo ku sinaysa inta jeer ee tiradaasi laysku dhufanaayo.
m.l
Wadaag:
Xisaab wax la jibbaaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-lal ..., m.l) (xis.) Tirada jibbaarkeedu tusinaayo inta jeer ee tiradaasi la isku dhuftay. Tusaale ahaan 2(4), 2 waa salka, 4-tuna waa jibbaarka.
m.l
Wadaag:
Tiro, tiro la eg ku dhufasho.
Xarig laba jeer isku laabid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(xis.) Fansaarka f(x) = e oo loo qoro f(x) = exp(x). Waxa kale oo loo isticmaalaa fansaarrada noocan oo kale ah, ax, oo a ay tahay madoorsoome. Guud ahaan, waa fansaar leh doorsoomayaal loo jibaaxay jibbaar ahaan.
m.l
Wadaag:
Nafley iyadoo luqunteeda la wareejinaayo legdid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ka j.: arrin ama hawl ka gun gaarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xaqiiq jirta ka murmid.
Ku j.: Qof inuu wax sameeyo ku khasbid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hadal, arrin iwm sida kuhabboon ee looga baahanyahay. Tus.“Hadalka abbaartiisu sidaa ma ahayn.”
m.dh
Wadaag:
Jibbaarka saddexaad ee tiro. Saddex jibbaarka “a” waa “axaxa = a3”.
m.l
Wadaag:
Cid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax xabbad ku ridid. ld goolibbaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Geedka cawdu ka baxdo, waa dhir oo ay isku bah yihiin timirta, bixiya miraha qoonaha iyo caw oo ka baxa meelaha kulul ee biyaha leh.
Nagaar dhulka ku faalala oo xooluhu daaqaan.
m.dh
Wadaag: