Qeexid
"eeg jibbaaran. ld jib baarnaansho."
"eeg jibbaaran. ld jib baarnaansho."
Wadaag:
Xisaab wax la jibbaaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rro, m.dh) (xis.) Tiro lagu qoro dusha sare ee midig ee tiro ama doorsoome oo ku sinaysa inta jeer ee tiradaasi laysku dhufanaayo.
m.l
Wadaag:
Tiro, tiro kale ku xooggan oo sheegeysa inta jeer ee tirada lagu xoogganyahay layskudhufanayo.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Xarig dheer, dhuuban oo lagu sameeyo rarada, kebdaha iwm.
m.l
Wadaag:
(-lal ..., m.l) (xis.) Tirada jibbaarkeedu tusinaayo inta jeer ee tiradaasi la isku dhuftay. Tusaale ahaan 2(4), 2 waa salka, 4-tuna waa jibbaarka.
m.l
Wadaag:
eeg xambaaran. ld xambaarnaansho, xambaarsanaan, xam baarsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: