Qeexid
"(-nno, m.dh) Farac yar oo qabiil ka soo jeeda; laf; jilib."
"(-nno, m.dh) Farac yar oo qabiil ka soo jeeda; laf; jilib."
Wadaag:
Dhadhaabo waaweyn oo adag, cirka ka soo dhaca, kul xambaarsan oo marka ay dhulka ku dhacaan qarxa.
Burburka jibinta oo dhulka korkiisa ku soo daata; shiilmadoobe.
Yeerta weyn ee ka yeerta.
m.dh
Wadaag:
(-imo, m.l) (daaw.) Xubin ka mid ah laf dhabarta oo dhawr ricirood leh. ld jibsin2.
m.dh
Wadaag:
(-imo, m.l) Garangaro yar oo dahab ama qalin ah oo dumarku cududaha gashadaan. ld jinjin.
m.dh
Wadaag: