Qeexid

"Ceeb weyn; bayuur."

Qeexid Xigta

Midab ciiro casaan ku jiro leh.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiciir oo kali ah:
  • Eng: Xuseen Muxumed Axmed (Jiciir).
  • Xubno dhawr ah oo ka mid ah golaha degaanka ayaa munaasibadaa ka hadlay, iyadoo uu masuuliyiinta halkaa ka soo qayb galay ka mid ahaa maayarka, Eng: Jiciir iyo xoghayihiisa fulinta.