Qeexid
"Wax meel ka wadid; wax meel ka fogeyn."
[-iyay, -isay]
jiciir yay
jiciir say
f.g2"Wax meel ka wadid; wax meel ka fogeyn."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Cid wax ceeb weyni gaartay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Cid ceeb gaarsiin.
Wax midab ciiro ah u yeelid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Firiiric yaryar oo daldaloollada oogada ka soo yaaca kolka dhaxan iwm la dareemo.
m.dh
Wadaag:
Hilibka intiisa aan baruurta lahayn.
(-rar, m.l) Naasley yar, dabo dhuuban iyo lugo yaryar leh, miro cun ah oo badanaa ku nool meelaha qashinka leh; doolli.
Midab madow ama guduud ah oo baro cad-cadi ku dhafan-yihiin.
m.l
Wadaag: