Qeexid
"Xiddigaha cirir mid ka mid ah."
Qeexid Kale
Godadka dayaxu dego midkood.
Qeexid Xigta
Roob da'a xilliga guga.
"Xiddigaha cirir mid ka mid ah."
Godadka dayaxu dego midkood.
Roob da'a xilliga guga.
Wadaag:
Cayayaan yar baalal lahayn, dhiigkunool ah oo furaashyada, kuraasta iwm gala; kutaan. ld dhilqe.
m.l.u
Wadaag:
Meel la maro; waddo; dhabbe.
Sida quman ee gartu tahay.
Sharci; qaanuun.
m.l
Wadaag:
(-dhadh ..., m.l) (daaw.) Qayb jirka ka mid ah oo dhimatay dhiig yari ama dhiig la'an awgeed.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (kiim.) Hab loo dhigo iskudhiska kiimikaad iyada oo la adeegsado summado taagan atammada. Naanays-molikuyuulku waxay sheegtaa keliya noocyada iyo tirada atammada. Dhis naanays molikuyuulku waxay muujisaa sida atammadu u habaysanyihiin. Dhis naanays molikuyuulku waxaa kale oo ay muujisaa sida atammada ama kooxuhu ugu aaddanyihiin dululaatiga.
m.l
Wadaag:
(xis.) Summad d. Fogaanta u dhexeysa laba barood (x ,y ) iyo (x ,y ) ee ku yaalla kulannada kaartis waana sidan: d = (x2-x1) + (y2-y1).
m.l
Wadaag: