Qeexid
"Socod dheer oo lagu daalo gelid."
Qeexid Xigta
Socod dheer ku daalid.
[-lay, -shay]
jidaal2 ay
jidaal2 hay
f.mg1"Socod dheer oo lagu daalo gelid."
Socod dheer ku daalid.
Wadaag:
Socod dheer oo lagu daalo.
Daal badan oo ka dhasha socod dheer.
m.l
Wadaag:
Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-llo, m.dh) (c.fal.) Loolalka dhexe, waa xilliga ku xiga dayrta, cilmiga gibilka wuxuu ku dhammaadaa kubbad-badhka waqooyi min hornaqa jiilaalka (ilaa 22 disembar) ilaa caanomaallada isle'eg ee gu'ga (ilaa 21 maarso).
m.l
Wadaag:
(daaw.) Noog xagga jirka iyo maskaxda oo ka yimid hawl adag ama muddo dheer socotay. D.ka muruqyada waxaa keena walax aan waxtar jirka u lahayn oo ka yimaada metaboliisimka oo ku urura muruqa kana farabata shaqada dhiigga oo dibedda jirka uga saara. Nafaqo xumo ama cudur waxay qofka u keeni karaan d.
m.l
Wadaag:
Dhicidda xoolo fardo lagu dhaco.
Faras aan la lahayn lala cararo.
m.dh
Wadaag:
Cid dembi gashay ganaaxid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Meel la maro; waddo; dhabbe.
Sida quman ee gartu tahay.
Sharci; qaanuun.
m.l
Wadaag:
Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho.
Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal2.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Meel fog safar ku aadid. ld sadcaal2, sodcaal2.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Carruur nafaqo xumo darteed la caatoobid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
(f.g) Wax meelgo'an ku sugnaansho.
(f.mg) Ka a.: fal kudhaqaaqiddiisa deyn. ld ool2, oollow.
f.g
Wadaag:
Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin.
Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid.
(riw.) Cid dhaajin.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag: