Qeexid

"(dii.) Jidbo dareemid. ld jadboo, jalboo, jibboo, jilboo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jidboo oo kali ah:
  • Bal eeg sida ay ummadaha kale ugu jidboodaan markii la soo hadal-qaado Sheekhunaa Cusaama.