Qeexid
"Diillincaanood; waq-habaar."
Qeexid Xigta
Wadiiqo isku xirta xerada geela iyo guriga.
"Diillincaanood; waq-habaar."
Wadiiqo isku xirta xerada geela iyo guriga.
Wadaag:
(c.nafl.) Mas dheer oo midabkiisu casaan xigeenyahay oo aan dadka qaniinin.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Burada aan ku fideyn oo aan baabi'ineyn sooha ama xubinta ay ka baxday isla markaana aan meel kale oo jirka ka mid ah aan tageyn intay dhiigga raacdo; waana burada aan kansarka ahayn.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (daaw.) Buro aan faafin, halisna ahayn oo jirka nafleyda ka soo baxda.
m.dh
Wadaag:
Waddo baabuurtu marto oo carro adag lagu sameeyey oo aan laami ahayn; jid cad. ld jidcad.
m.l
Wadaag:
Waddo isku xirta guriga iyo xerada geela. ld waddo-hunguri.
m.dh
Wadaag:
(baay.) Sonkor ka kooban hal molikiyuul oo gulukows ah oo ku xidhan hal molikiyuul oo galaktows ah. S. c.da waxa soo saara ganjidho caanoodda waxaana laga helaa caanaha oo keliya.
m.dh
Wadaag: