Qeexid
"Wax sharci ka dhigid."
[-deeyay, -deysay]
jide eeyay
jide eysay
f.g2"Wax sharci ka dhigid."
Wadaag:
Meel la maro; waddo; dhabbe.
Sida quman ee gartu tahay.
Sharci; qaanuun.
m.l
Wadaag:
Habkee; xaaladdee?; waxee?; maxaa? maxay ku noqotay?. ld see.
fk.we
Wadaag:
(dii.) Khushuuc diini ah oo qof ku dhaliya in uu is-hanan waayo oo qofku u ekaado mid maqan ama miyirkii ka tegey, badanaana qaylo ama suuxdini weheliso. ld jadbo, jalbo, jibbo, jilbo.
m.dh
Wadaag:
Madow khad u eg oo awrtu qadaadka ku yeelato marka ay qooqdo; dawaad; tawaad.
m.dh
Wadaag:
Wax sharci laga dhigay noqosho.
f.mg1
-oobay, -oowday
Wadaag:
Bir ama xarig laba wax layskula xiro si ay isu jiidaan.
Foolasha yaryar ee hoose oo xaya-waanka.
m.l
Wadaag:
Wadaan biyo ka buuxin.
Abaabulid (cayaar).
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Laba wax ama ka badan isla ekaysiin.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Jiiriddada buurid; hadba jiirid muujin.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Dad figrad iyo degaan kala duwan lahaa israacin. ld mideysii.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (bot.) Nooc deegaan ah oo ka kooban geed qaab bixitaankiisu gaabiyo iyo dhir hagaastay (sfunted tress), inta badanna dhererkoodu waa 1-2 mitir, mar marna leh dhir dhaadheer. Waxa laga helaa gobollada roobku ku yaryahay ama leh carro aad ugu xun inay kaymo ka baxaan, sida dhulka oomane-u-eka ah ee cidhifyada lamadegannada; dadka dagganina waxa laga yabaa iney noqdaan reerguuraa, xoolo dhaqato.
m.dh
Wadaag:
Tiro xisaabeed isku darid.
Badeeco jimlo u gadasho. ld jamlee, jumlee.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
jidhka Golji m.l (baay.) Koox ama kooxo moqorro siman ah oo ku dhex jira saytoobalaasamka unugga oo ay ku wareegsanyihiin xuubab, kuna xidhan iliilo balaasmo gudeed laakiin loo isticmaali karo ku xidhidda kaarboohaydraytyada borotiinnada.
Wadaag:
Hunguriga cunnadu marto oo isu haya afka iyo caloosha.
Dhuuniga la cuno; gasiin.
m.l
Wadaag: