Qeexid

"(-iyo, m.dh) (bot.) Nooc deegaan ah oo ka kooban geed qaab bixitaankiisu gaabiyo iyo dhir hagaastay (sfunted tress), inta badanna dhererkoodu waa 1-2 mitir, mar marna leh dhir dhaadheer. Waxa laga helaa gobollada roobku ku yaryahay ama leh carro aad ugu xun inay kaymo ka baxaan, sida dhulka oomane-u-eka ah ee cidhifyada lamadegannada; dadka dagganina waxa laga yabaa iney noqdaan reerguuraa, xoolo dhaqato."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jidhi oo kali ah:
  • Haddaba qoys sidaa qaybsan oo ay muuqato in aanay wax mideeyaa jidhin marka laga reebo abtirsiiyo waa hore ahayd, sidee bay dowlad ku noqon karaan?
  • Sida ay masuuliyiintaasi shirkaa Jaraa’id ku sheegeen waxa Jabuuti laga soo celiyey qaxooti ay tiradoodu gaadhayso ilaa 2938 qoys oo ka kooban 13996 qof, kuwaas oo inta ugu badan la deegaameeyay Jidhi, Cabdiqaadir iyo Xariirrad oo Gobolka Awdal Mr.