Qeexid
"Jidiinqallal ka dhawrid."
[-iintay, -iinatay]
jidiim intay
jidiim inatay
f.g3"Jidiinqallal ka dhawrid."
Wadaag:
Hunguriga cunnadu marto oo isu haya afka iyo caloosha.
Dhuuniga la cuno; gasiin.
m.l
Wadaag:
Madow khad u eg oo awrtu qadaadka ku yeelato marka ay qooqdo; dawaad; tawaad.
m.dh
Wadaag:
Sahay qaadasho. ld jiscimo.
f.g3
-intay, -imatay
Wadaag:
Meel la maro; waddo; dhabbe.
Sida quman ee gartu tahay.
Sharci; qaanuun.
m.l
Wadaag:
Harraad awgii afka iyo dhuunta ka qallalid.
f.mg1
-uunay, -uuntay
Wadaag:
Hunguriga oo oon dartii engega.
ld jidiinqallalid.
m.l
Wadaag:
Hunguriga oon dartiis engegid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag: