Qeexid
"Hunguriga oon dartiis engegid."
[-alay, -ashay]
jidiinqallal2 lay
jidiinqallal2 shay
f.mg1"Hunguriga oon dartiis engegid."
Wadaag:
Hunguriga oo oon dartii engega.
ld jidiinqallalid.
m.l
Wadaag:
Hunguriga cunnadu marto oo isu haya afka iyo caloosha.
Dhuuniga la cuno; gasiin.
m.l
Wadaag:
Wax qoyanaa engegid.
Qof sarco qaba suuxid.
Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Jidiinqallal ka dhawrid.
f.g3
-iintay, -iinatay
Wadaag:
Harraad awgii afka iyo dhuunta ka qallalid.
f.mg1
-uunay, -uuntay
Wadaag:
Madow khad u eg oo awrtu qadaadka ku yeelato marka ay qooqdo; dawaad; tawaad.
m.dh
Wadaag: