Qeexid Xigta
ld jidiinqallal1 (2).
ld jidiinqallal1 (2).
Wadaag:
Hunguriga oon dartiis engegid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Hunguriga oo oon dartii engega.
ld jidiinqallalid.
m.l
Wadaag:
Hunguriga cunnadu marto oo isu haya afka iyo caloosha.
Dhuuniga la cuno; gasiin.
m.l
Wadaag:
Jidiinqallal ka dhawrid.
f.g3
-iintay, -iinatay
Wadaag:
Harraad awgii afka iyo dhuunta ka qallalid.
f.mg1
-uunay, -uuntay
Wadaag:
Madow khad u eg oo awrtu qadaadka ku yeelato marka ay qooqdo; dawaad; tawaad.
m.dh
Wadaag: