Qeexid
"Qof gar lagu qaaday oggolaasho."
[-aatay, -aadatay]
jidqaad atay
jidqaad adatay
f.mg3"Qof gar lagu qaaday oggolaasho."
Wadaag:
Wax meel yiil meel kale geysasho.
Wax milkintooda la wareegid.
Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid. 4. U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn. 5. Naag guursasho. 6. U q.: wax,wax kale ku gudasho.
f.g3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Marka ilmuhu caloosha galaan iyo marka ay dhashaan muddada u dhexey-sa.
m.l
Wadaag:
Meel la maro; waddo; dhabbe.
Sida quman ee gartu tahay.
Sharci; qaanuun.
m.l
Wadaag: