Qeexid
"ld jufeyn."
"ld jufeyn."
Wadaag:
eeg jimlee. ld jamleyn, jamleys, jimleys, jumleyn, jumleys.
m.f.dh
Wadaag:
Dufan baruurta laga shiilo oo fariisata markay qabowdo; xayr; xuuki.
ld jufo.
m.dh
Wadaag:
Xoolo horumaris ahaan loo siiyo cid wax laga dilay ama laga dhaawacay.
Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka; Jinfo.
Birgoobaaban oo bakooradaha salka laga geliyo. 4. Xigto. 4. ld jufo.
m.dh
Wadaag:
(-aayaal, m.l/dh) Jirrid jiif u baxda dhulka korkiisa oo xididdo ku yeelata gummudyo yar yar, kuwaas oo geedo cusubi ka soo baxaan xididdadaas.
m.l
Wadaag: