Qeexid
"Dufan baruurta laga shiilo oo fariisata markay qabowdo; xayr; xuuki."
Qeexid Xigta
ld jufo.
"Dufan baruurta laga shiilo oo fariisata markay qabowdo; xayr; xuuki."
ld jufo.
Wadaag:
Cid meel seexin.
Shay dhinac meel u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xoolo horumaris ahaan loo siiyo cid wax laga dilay ama laga dhaawacay.
Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka; Jinfo.
Birgoobaaban oo bakooradaha salka laga geliyo. 4. Xigto. 4. ld jufo.
m.dh
Wadaag:
(-aayaal, m.l/dh) Jirrid jiif u baxda dhulka korkiisa oo xididdo ku yeelata gummudyo yar yar, kuwaas oo geedo cusubi ka soo baxaan xididdadaas.
m.l
Wadaag: