Qeexid
"Wiil yar xibintiisa taranka girgikeeda harag kadillaacsasho."
[-gtay, -gatay]
jigo2 tay
jigo2 atay
f.mg3"Wiil yar xibintiisa taranka girgikeeda harag kadillaacsasho."
Wadaag:
Madaxa dadka iyo xayawaanka dhankiisa dambe, meesha ay iska galaan luqunta xaggeeda sare iyo madaxu; jeego.
m.dh
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Buntuq waayadii hore la isticmaali jirey oo xabbad kaliyaale ah.
m.l
Wadaag:
Neef dhowaan la maalay mar kale maalid.
Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Isdbeddel ku dhaca xubnaha jirka nafleyda oo wax u dhima caafimaadkooda la kulmid; bukasho; xanuunsasho.
f.mg3
-raday, -ratay
Wadaag:
Soo j.: docdiisa u jiidid.
Wax la tegid iyadoo dhulka lagu jiidayo.
Meel fog aadid, tegid. 4. Dhimasho.
f.g3
-iitay, -iidatay
Wadaag:
(xis.) Tiro xisaabeed oo laysu geeyey wadarteeda. ld jamlo, jimlad, jumlad, jumlo.
m.dh
Wadaag:
Awr xiriir goosasho; xiriirfuro.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag: