Qeexid

"ld jahaad1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jihaad oo kali ah:
  • In kastoo ay dadaaleen haddana jihaadkii wuxuu ku dhammaaday guul darro, balse markasta oo jihaad xaq ah la galo waxaa la helaa ajar aysan fahmi karin doqomadu.
  • Rasuulku (CSW) wuxuu yidhi:" in Ilaahey iyo Rasuulkiisa (CSW) la rumeeyo," ka bacdi waxaa la waydiiyay " maxaa ku xiga?" wuxuu yidhi:" Rsuulku (SCW) Jihaad Ilaahay dartii loo galay", kabacdi waxaa la waydiiyay:" maxaa ku xiga?"