Qeexid

"Jiib tirin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiibi oo kali ah:
  • Xafladda waxaa lagu furay aayadaha Quaraanka kariimka ah iyo heesata calanka Somaliyeed oo dhammaan ka qayb-galayaashu ay wada oogsadeen/istaageen markii ay fannaaniinta codka quruxsan ay heestaas taariikhiga ah wadar u jiibiyeen.
  • Waxaa laysku jiibinayaa oo maatidii loogu jawaabay “ Waa jabeene… Jabiyaay!