Qeexid

"eeg jiido. ld jiidad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiidasho oo kali ah:
  • “Waxaan filayaa kulanka ugu horreeya ee dhexmaraya Milan iyo Inter inuu noqon doono ka ugu soo jiidasho badnaya horyaalka Talyaaniga,” ayuu ku daray Rivaldo.
  • Wadanka Maraykanka, waxaa markii ugu horaysay siwayn loogu aqoonsaday hadal soo jiidasho la’haa oo uu ka jeediyay shir-waynihii sandkii 2004 tii uu xisbiga Dimuqraadigu ku caleemasaarayay musharaxoodii jagada Madaxwaynanimada ee John Kerry.