Qeexid
"eeg jiidan1."
"eeg jiidan1."
Wadaag:
Wax si xoog leh u soo dhufasho.
Dun aliindi oo la midabeeyey ama qoyan si loo qallajiyo kala bixin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Bir ama xarig laba wax layskula xiro si ay isu jiidaan.
Foolasha yaryar ee hoose oo xaya-waanka.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (c.fal.) Shanta gobol ama jiidood ee dhulka marmarka qaarkood loo qeybiyo. Waa meelaha ku dhex jira goobaha Artik iyo goobaha Antaartik, oo sida ay kala horreeyaan loo yaqaan jiid baradeedka woqooyi koonfur; meelaha u dhexeeya goobada artik iyo kulaalaha wqooyi, iyo goobada Antaartik iyo kulaalaha koonfureed waxa loo yaqaan sida ay u kala horeeyaan jiidda dhexe; reelaha labaa dhinac ee dhulbadhaha ee u dhexeeya kulaalaha woqooyi iyo kulaalaha koonfureed, waxa loo yaqaan jiidda kulul.
m.dh
Wadaag:
Soo j.: docdiisa u jiidid.
Wax la tegid iyadoo dhulka lagu jiidayo.
Meel fog aadid, tegid. 4. Dhimasho.
f.g3
-iitay, -iidatay
Wadaag: