Qeexid

"Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad."

Qeexid Kale

ld jiifid.

Qeexid Xigta

Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiif oo kali ah:
  • “Marka la dilayay sarkaalkaan inta badan dadweynaha deegaanka wey jiifeen, waxeyna aheyd xilli hore, waxaana lagu ag dilay agagaarka daarta Colaad ee ku taal isgooyska Fagax” ayuu yiri Xasan Bisri.
  • Joogsi iyo jiif ma jiro.