Qeexid

"Cid meel seexin."

Qeexid Xigta

Shay dhinac meel u dhigid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiifi oo kali ah:
  • Cudurkan oo bishii tagtay ku dhuftay degmooyinkaasi, ayaa illaa iyo hadda goobaha Caafimaadka ee degmooyinkaasi loo jiifiyay ku dhowaad lix Boqol iyo Lixdan qof, sida ay wararka sheegayaan.
  • Agaasime ku xigeenka Madiina Cali Cadde oo ka warbixinayay dadkaas dhaawaca ah ayaa wuxuu sheegay in dadkaas 2-qof oo ka mid ah ay dhaawacyadii ay qabeen ugu geriyooden Isbitaalka, halka 8-qof la jiifiyay 10-ka kalena dib loogu celiyay xafadahodii.