Qeexid Xigta
ld jiif1 (3).
ld jiif1 (3).
Wadaag:
Cid meel seexin.
Shay dhinac meel u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax si xoog leh u soo dhufasho.
Dun aliindi oo la midabeeyey ama qoyan si loo qallajiyo kala bixin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Si loo nasto dhinaca dhulka dhigid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Dhinaca oo dhulka la dhigo si loo nasto; Hurdo; seexad.
Dhacdiid ama dhabbac ama dhinac loo yaal.
ld jiifid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Shay taagnaa dhinac u dhigasho.
(f.mg) Hurdo seexasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Nooc maansada ka mid ah oo badanaa lagu tiriyo qasaa'idka diinta, gabayadana ka miro yar.
m.dh
Wadaag:
(-aayo, m.dh) Dugaagga yaryar nooc ka mid ah, dhurwaaga ka yar oo ariga laaya; guduudane.
m.l
Wadaag:
Meel la maro; waddo; dhabbe.
Sida quman ee gartu tahay.
Sharci; qaanuun.
m.l
Wadaag:
Hoorinta iyo isla qaadidda heesaha cayaaraha.
Cayaar gaar ah.
m.l
Wadaag: