Qeexid

"Qolof bushimaha kor fuusha marka oon ama xanuun ku yimaado."

Qeexid Kale

Dalab. 4. (-lal, m.l) Fac.

Qeexid Xigta

(-lal, m.l) Qoryo fiiqfiiqan, si farsamo ah loo habeeyey oo nirgaha afka looga xiro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiil oo kali ah:
  • Waa inaynu noqonaa kuwii iska qabta xumo wadayaasha inagu dhex nool, haddii aan sidaa samayn wayno la socda kuwa ku dhibta qaba waxa weeye jiilka inaga dambeeya.
  • Isla markaana waxay wararku sheegeen inay xisbiga KULMIYE uga mahad celiyeen booyado biyo ah oo ay dhawaan u direen deegamadaasi oo biyo la’aan iyo jiilaal ka jiro.